Video:-Fadhigii Afraad Ee Baarlamaanka Jubaland Oo si habsami leh uga socda Kismaayo

Kal fadhigii 4-aad fadhigiisi 5aad,ayaa maanta ka dhacay xarunta Baarlamaanka Jubbaland waxaana  soo xaadiray 42 -Xildhibaan.

 Ajandaha maanta ay ka doodayeen xildhibaanada ayaa ahaa dabagalka dhaqaalaha golaha  shacabka Waxaana  ay qaadatay  ka doodidda qodobkaas saacado badan iyada oo  ugu danbayna laysku afgartay,sidoo kale wxay Xildhibaanadu ubalameen in maalinka birri foog ah dib u eegis ay ku sameeyaan xeer hoosaadka baarlamaanka jubbaland.

Markii ay soo dhamaatay dooda baarlamaanka kulankana lasoo xiray, ayaa waxaa Warbaahibta Warbixin kooban  siiyay Gudoomiyaha gudigga hab-dhowrka Baarlamaanka Jubbaland. Bashiir Maxamed Baahale,hoos ka daawo muuqaalka shirka jaraa’id ee Baahale.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka