Kismaayo:-Shirkii looga xaajoonayay Ciyaaraha Dalka Oo Warmurtiyeed laga soo saaray

Kismaayo waxaa Lagu soo Gaba Gabeeyay Kulan wadatashi Wasaaradaha Ciyaaraha Dowladaha xubnaha ka ah dowlada Fadaraalka ah  iyo Dowlada dhexe Kaasi oo inta badan xooga lagu saaray Habsami usocodka Diyaar garowga Ciyaaraha Dalka ee kismaayo Lagu qaban doono.

Kulankaas ayaa waxaa Laga soo saaray War Murtiyeed qeexaya arimaha laysku afgartay iyo xiliga ayFurmayaan Ciyaaraha Dalka.

 

Halkan hoose ka akhriso Warmurtiyeedka shirka:-