Wargelin Muhiim ah :-Daahfurka Buuga Gabayadii Cismaan Keenadiid .

 

Walaalayaal waxaa laydinku wargelinayaa in daahfurka Buugga Gabayada Cismaan Yuusuf keenadiid rabi ha unaxariistee uu dhici doono maalinka AXADDA ah ee taariikhdu ku beegan tahay 04.12.2017
 
Saacada”
laga bilaabo..17 :00 ilaa 21:00.
 
 
Ciwaanka”
1-2 lismore circus
 
London NW5 4QF London
 
Tell : 07438511233 Yuusuf
 
Tell : 07804440664 Sharmarke
 
 
Kasoo qaybgal wanaagsan.