Video:-Wafti balaaran Oo Uu hogaaminayo Wasiir Shire Xaaji Oo gaaray degmada Qandala

Wasiirka qorshaynta dowlada Puntland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaaray degmada qadiimiga ah ee Qandala.

Shacabka qaybahiisa kala duwan,maamulka Degmada iyo saraakiisha laamaha amaanka ayaa wafti siw eyn ugu sood haweeyay Degmada.

Waftigan oo ka koobnaa todobo Wasaaradood iyo maamulka Gobolka Bari waxaa ujeedkoodka socdaalkoodu ku aadanaa qiimaynta baahiyaha buslahada ee Degmadaas ka jira.

Tan iyo intii dib looga xarooyay Qandala maleeshiyada Daacish oo mudo bil ah haystay,waxay dowladu wadaa dadaal ay kor ugu qaadayso amaanka iyo horumarinta adeega bulshada,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka