Video:-Xaalad adag oo ka taagan Somaliland iyo dhimasho iyo dhaawac ka dhashay….

Mudaharaad balaadhan oo xidhay inta badan wadooyinka magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag, kaas oo ka danbeeyey kadib markii warkeeda la soo gaadhsiiyey Sarkaal ciidanka Somaliland ka tirsanaa oo gaadiid iyo ciidan la goostay in lagu weeraray duleedka Ceel-afweyn.

Mudaharaadkan ayaa geystey dhimasho iyo dhaawac kadib markii Ciidanka Booliska oo kaashanaya ciidanka Milateriga ee maamulkaas ay rasaas isku dayeen in ay ku kala kaxeeyaan dadkii mudahaaradayay.
 
Mudaharaadkan ayaa hada Istaagey inkasta oo ay weli wadooyinka qaar xiran yihiin oo dhagxaan iyo taayiro la gubay ay yaalaan,sidoo kale hadana waxaa jira kacdoono markale dib usoo bilaaban kara,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka