Dhagayso:-Soocade”’Wiilasha Beeralayda ah ee lasoo uruuriyay in layska dhiciyaa”

Wasiirkii hore ee Warfaafinta Dowlada Puntland Maxamuud Soocade ayaa uhanbalyeeyay Ciidamada Difaaca Puntland,shacabka iyo Xukuumada Puntland.

”Wiilasha Beeralayda ah ee lasoo uruuriyay in layska dhiciyo waa waajib,dowlada Puntland waa ugu hanbalyaynaynaa”ayuu yiri Soocade.

Sidoo kale Maxamuud Soocade oo hadalkiisa sii wata ayaa fariin udiray shacabka Puntland guud ahaan,gaar ahaana kuwa Sool,Sanaag iyo Cayn ,waxuuna ku gubaabiyay in ay garab istaagaan oo iska tuuran heeryada iyo magac xumada,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka