Video:-Muuse Biixi oo markale muujiyay in uusan waxba ku fahmayn luuqad aan Xabad ahayn

In Nabada jaanis la siiyo waa mudnayd,balse kan in fuuq dhuunta laga galiyo maahee luuqad kale fahmi mahayo Muuse Biixi.

Bal beenta iyo khiyaaliga uu Naftiisa iyo shacabkiisa ku qancinayo Somalidu ha aragto.

Aadbuu waxuu u jeclaan lahaa in Dowlada Fadaralku ay dagaalka soo gasho ama sheegato ama waxuun taageero ah ku siiso Puntland.

kan waxuu istaahilaa in layska dhiciyo oo dacay afka laga galiyo .

Luuqad kale oo uu fahmi karaa majirto.

Reer Puntland nabad waa yaqaanaan colaadna waa yaqaanaan.

Hadii loo hakaday Nabada oo ay fashilantay hawlgalku sidisii ayuu u sii soconayaa.

Ciidamada Difaaca Puntland ee guulaha la taaban karo ka gaaray labadii dagaal ee dhexmaray iyaga iyo Maleeshiyada jeegaanta waxay sii wadi doonaan hawlgalka dib u xoraynta Sool,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka