Laba Askari oo kawada tirsan Maleeshiyada Dowlada Fadaraalka ah oo Muqdisho isku dilay

Askari ka tirsan ciidamada dowladda, ayaa dil toogasho u geystay askari ka mid ahaa ciidamada ilaalinta nidaamka waddooyinka ee taraafikada, xilli la sheegey in uu shaqadiisa ku guda jiray askariga la dilay.

Dilka ayaa ka dhacay goob mashquul badna oo ciidanka nabad gelyada waddooyinka Muqdisho ay howl ka hayeen.