Nabadoon caan ahaa Oo goor dhawayd lagu dilay Magaalada Bosaso

Nabadoon Maxamed Cabdi Waare ayay kooxo hubaysan oo afka soo duubtay waxay goor dhawayd ku dileen Magaalada Bosaso,gaar ahaan meel udhow shirkada Taleefoonada ee Golis.
 
Kooxdan dilka ugaysatay Nabdoonka,ayaa durabdiiba ka baxsaday isla goobta.
 
Ciidamada amaanka oo goobta soo gaaray waxyar kadib markii dilku dhacay,ayaa xiray goobta dilku ka dhacay,isla markaana  baaris ka bilaabay.
 
Bosaso ayaysan ka dhiciin bilihii lasoo dhaafay falal amniga lid ku ah.