Video:-Madaxweyne Farmaajo oo Dalka dib ugu soo laabtay

Wafti baraalan uu hogaaminaayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu Magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka ugu qeyb galay Shir looga hadlaayay arrimaha Soomaaliya .

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigii la socday ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka