Video:-Haysom miyuu sii wadanayaa Shaqadiisa Muqdisho?

Wakiilka Xoghayaha guud maanta ayuu jeediyay warbixintisii caadiga ahayd ee golaha amaanka,mana soo qaadin cayrinta la sheegay in lagu sameeyay,sidoo kale ma xusin cabashada Dowlada Fadaraalka Somaliya.

Wakiilka,ayaa dib ugu soo anba baxay Xalane oo uu hawshiisa kasii wadan doono sidii caadiga ahayd,isla markaana waxaa warbixin lagula hadlayo Dowlada Somaliya soo saaraya Golaha amaanka ee qaramada midoobey,kaasoo lagu xoojinayo warbxiintii wakiilka xoghayaha guud.

Waxaa la filayaa in warbixinta golaha amaanku ay si cad u garab istaagto wakiilka xoghayaha guud ee ay Dowlada Somaliya sheegtay in ay cayrisay.

Hoos ka daawo falanqayn xasaasiya oo ku saabsan arinkaas.

Hallkan ka daawo muuqaalka