Madaxweyne Dani oo joojiyay dhismayaasha dhulka Dowlada

Madaxweynaha Puntland , Siciid Cabdullaahi Deni ayaa joojiyay dhismayaasha dhulka dowladda, wuxuuna wareegto u so saaray
uu ku war-galiyay Taliyaha Booliska.

Halkan ka akhriso wareegtada:-