Boqor Burhaan oo soo gabagabayna booqashadiisii Muqdisho(Daawo)

Boqorka beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse,ayaa maanta ka qaybgalay kulan qado sharaf ahaa oo ay usameeyeen Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Dowlada Fadaraalka Somaliya.

Boqor Burhaan oo maalmahan ku sugnaa Muqdisho,ayaa la filayaa in uu ka anba baxo maalmaha soo socda,waxayna xogo laga helayo safarkiisa sheegayaan in Boqorku kusii jeedo Dalka Turkiga.

Boqor Burhaan,ayaa ka mahadceliyay soo dhaweyntii saraysay ee Muqdisho uu kala kulmay maalmihii uu ku sugnaa,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka