Dalalkee u kala dhasheen Dadkii ku geeryooday Diyaaradii burburtay ? (Akhriso)

ADDIS ABABA (IDIL NEWS)-157 Ruux ayaa geeryootay kaddib markii ay burburtay Diyaarad ay lee dahay Shirkadda Ethiopian Airlins, oo nooceedu ahaa Boeing 737 kana duushay garoonka diyaaradaha Magaalada Addis Ababa.

Dadka ku geeryooday Diyaaradan ayaa u kala dhashay 35 Dal, Iyadoona uu kamid ahaa Cabdi Shakuur Shahaad oo kamid ahaa Howl Wadeenada Xafiiska Reysul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya, ahaana qofka kaliya ee u dhashay Soomaaliya ee diyaaradaasi ku dhintay.


Akhriso Liiska Wadamada ay u dhasheen Dadkii ku geeryooday Diyaaradda Burburtay.

32 Kenyan
18 Reer Canada
9 Itoobiyaan 
8 Shiinees 
8 Talyaani 
8 Ameerikaan 
7 Faransiis 
7 Ingiriis 
6 Masaari 
5 Jarmal ah
1 baasaboor Qaramada Midoobay watay 
4 Hindi 
4 Slovakia
3 Australia 
3 Ruush
3 Sweden

2 Spain 
2 Poland 
1 Indonesia
1 Ireland 
1 Rwanda 
1 Sucuudiga 
1 Somalia 
1 Serbia 
1 Nepal 
1 Nigeria2 Morokaan
2 Israaiiliyiin 
1 Biljim 
1 Ugandhiis
1 Yemeni
1 Sudaniis
1 Togo
1 Muzambiik 
1 Norway

IDIL NEWS