Aabaha dhalay Afar Gabdhood oo lagu kufsaday Dayiinle oo cadaalad dalbaday(Daawo)

Aabaha dhalay Afar Gabdhood oo mida ugu weyn ay da’deedu tahay Sagaal jir oo Degmada Dayniile lagu kufsaday,ayaa sheegay in uu dalbanayo in cadaalada la marsiiyo Ninka Kufsigaas gaystay oo da’diisa lagu sheegay 60-jir.

Madaxda Dowlada Fadaraalka iyo Maamulka Degmada Dayniile,ayuu ka codsaday in aysan Ninkaas sii dayn Aabaha Gabdhahaas dhalay.

Aabaha Gabdhaha dhalay,ayaa saxaafada u sheegay in uu xog ku helayo in la qorshaynayo in lasii daynayo oo dhaqaale lagu iibsanayo Ninka falka kufsiga ah ugaystay Gabdhaha,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka