Maxaad ka og-tahay Dhulka Miriino ee uu heysto Muuse Suudi Yalaxow ? (Warbixin)

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka ayaa warbixin dheer ka qoray xaalada ka taagan Dhulka Xero Mariino iyo dhulka uu degan yahay Senator Muuse Suudi Yalaxow, kaasoo bishii hore Duqa Muqdisho uu ka soo saaray amar ah in laga guuro dhulkaas.

Axmed Fiqi oo shalay booqday hoyga Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeeray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Eng. Yariisow oo uu xusay inuu maalmahan shaqo looga dhigay dhulka uu degan yahay Muuse Suudi

Halkan ka akhriso warbixinta uu Fiqi ka qoray taariikhda dhulka Muuse Suudi iyo heerarkii ay soo martay

IDIL NEWS