Suldaan Cabdiraxmaan Cabdi-Ismaaciil oo geeriyooday

Rabi ha unaxariisto janadiina haka waraabiyo samir iyo imaana haka siiyo guud ahaan Umada Somaliyed Suldaan Cabdiraxmaan cabdi Ismaaciil oo ku geeriyooday Gobolka Nugaal Puntland.

Suldaanka oo waayahan xanuunsanaa,ayaa ka mdi ah Iismada loogu tixgalinta badan yahay guud ahaan Somaliya gaar ahaan,Jubaland iyo Puntland oo fariisnkiisu ahaa.

Suldaanka,ayaa ku dhashay miyaga cadduunka Jariiban wuxuuna kusoo baraaray oo wax ku bartay Kismaayo.

Suldaan Cabdiraxmaan rabi ha unaxariistee wuxuu kasoo shaqeeyey dowladdii Kacaan ka gaar ahaan wakaaladii daaqa Qaranka qaybteeda Jubbada hoose,sidoo kale waxaa loo badalay oo uu shaqooyin kasoo qabtay Banaadir & Ceerigaabo.

Markii dowladdii dhexe ee dalku ay burburtay wuxuu u guuray Itoobiya.wuxuuna ka sii aaday Sucuudiga iyadoo markii danbe uu dalka dib ugu soo laabtay loona boqray suldaanka beesha Yuusuf Daarood ee Jubbooyinka.

Suldaanka wuxuu ka mid haa isimadii Jubbaland wax ka dhisay,wuxuu kaloo ka mid ahaa isimadii Doorka shariifka ka qaatay dib u dhiska Dowladnimada Somaliya.

Rabi ha unaxariisto Suldaan Cabdiraxmaan wuxuu ifka kaga tagay 3-Wil.