Video:-Dab ka kacay Suuqa Bakaaraha goordhawayd

Dab ayaa caawa ka kacay suuqa Bakaaraha, gaar ahaan agagaarka qeybta Cabdalla-Shiddeyaha. Lama garanayo illaa iyo hadda sababta dhalisay in uu dabkaasi kaco. 

Halkan ka daawo muuqaalka