Wararkii ugu danbeeyay Ee Shirka madaxda Somalida

Madaxda hada ayay qado usoo baxeen,kadib waa isku laabanayaan qadada kadib.

Galabta,ayaa la filayaa in ay soo baxaan xogaha ugu horeeya ee wada xaajoodka.

Waxaa xusid mudan in Madaxda Dowlada Dhexe ay ka cudurdaarteen in la sameeyo Xaflad furitaan,waxaana loo malaynayaa in ay ka baqeen khudbadaha madaxda kale ee lagu dhaliilayo iyaga.

Xogaha ugu danbeeya la soco mar walba.

Jibril Qoobey.