Video:-W.Waxbarashada Puntland oo ka jawaabtay hadalkii Goodax Barre

Wasiirka Waasaaradda Waxbarashada Puntland Cabdulaahi Maxamed Xasan ayaa sheegay inay dacwad u gudbiyeen madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo ay uga cabanayaan hadalkii shalay ka soo yeeray Wasiir Goodax Barre,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka