DEG DEG – Islaan Ciise oo dhaliil u jeediyay xukuumadda Deni iyo Karaash. ( Daawo )

Islaan Ciise Islaan Maxamed oo ka qayb-galay munaasibad uu Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland Axmed Karaash uu ku soo idlaynaayay tartanka Qur’aanka Kariimka ah ee Gobolada Puntland ayaa xukuumadda hadda jirta wuxuu ugu baaqay inay awoodda saaraan xoojinta amaanka mandaqadda oo dhaliilo badan yeeshay.