Inqilaab ka socda Dalka Itoobiya

Isku day inqilaab,ayaa ka socda ismasmulka Amxaarada,waxuuna Tv-ga dalku sheegay in Ciidamada iyo kooxo hubaysan ay rasaas xoog leh dhexmartay.

Sidoo kale Talyihii Ciidamada itoobiya ayay wararku sheegayaan in la dhaawacay,halka warar kale ay tilmaamayaan in uuba ugeeriyooday dhaawacaas soo gaaray.

Xaalada Magaalada Bahar-dar,ayaa aad ukacsan xaalkuna waa hubinti la”aan.

Jibril Qoobey.