Akhriso: Puntland oo ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee D/sare

Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowladda Puntland ayaa ku dhaqday manta Natiijada emtixaankii shahaadiga aha ee dugsiga ee deeganada puntland.

Madaxa Imtixaanaadka ee Wasaarada Waxbarashada Puntland axmed Saahid oo ku dhawaaqay Natiijada ayaa sheegay in imtixaanka oo ay u fariisteen 4093 arday, ay dhaceen 82 arday.

Sidoo kale, 205 arday ay ku baaseen A, halka ay A- heleen 286 arday, waxaana Kaalinta kowaad ee Imtixaanka Shahaadiga ah ku guuleystay Khadar Siciid Salaad oo dhameeyay Dugsiga sare ee Boosaso Punlic.

Akhriso Liiska 10-ka arday ee ugu saraysa Imtixaanka Puntland ee Fasalka 4-aad.