Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo shaacisay wakhtiga la dhisayo Golaha Degaanka 7 Degmo (Akhriso)

Wasaarada Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dimuqradiyeynta Dowlada Puntland ayaa shaacisay wakhtiga la dhisaayo Golayaasha degaanka 7 degmo oo ka mid ah degmooyinka Puntland.

Degmooyinka loo dhisaayo Golayaasha Deeganka ayaa waxaa kamid ah Degmooyinka Burtinle, Xarfo, Goldogob, Isku shuban iyo Badhan.