Afhayeenkii hore Ee Madaxtooyada Somaliya Xuubsireed oo baaris Caafimaad Yurub ujooga

Xuseen Xuubsireed halgamaa taariikhda meel adag ka galay.

Xuubsireed oo xilal kala duwan kasoo qabtay Dowlada dhexe iyo Dowlada Puntland,ayaa maalmahan ujooga baaris Caafimaad Yurub.

Maalinka beri foog ah,ayaa la qalayaa lagana soo saarayaa Xabadihii ugu danbeeyay ee ay ku dhufteen argagixisada Alshabaab xiligii uu ku jiray halgankii sal-udhigida Dowladnimada Somaliya.

Xuubsireed waa geesi,aftahana,deeqsi,oo aragti dheer waxaana qiray haldoornimadiisa alla ha unaxariistee Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf oo udoortay Afkiisa in uu ku hadlo.

Xuubsireed doorkiisii halgan ee Dowladnimada iyo la dagaalanka argagixisada mahan mid si fudud loo iloobi karo.

Waxaan urajaynayaa halgamaa Xuubsireed Nolol sare.

Jibril Qoobey.