Madaxweyne Deni oo badali doona Agaasimayaasha guud bishan gudaheeda

Marka uu Madaxweyne Deni dib ugu soo laabto dalka hadii rabi idmo uuna qabsoomo shirka Maalgashiga kadib waxaa la filan karaa isbadal lagu sameeyo Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Puntland.

Ilaa iyo hada waxaa xogtiisu nasoo gaartay in uu baxayo Agaasimaha guud ee Wasaarada Duulista Hawada Xoosh.

Xoosh booskiisa waxaa awood qaybsiga beelaha loogu badali doonaa beesha Cumar Maxamuud Agaasimaha guud ee hay’ada PHA,waxaana loo magacaabi doonaa shaqsi kasoo jeeda jifida reer Khalaf ee Cumar Maxamuud.

La soco xogaha danbe….