Laba Ciidamada SPU ka tirsan oo Bosaso isku dilay

Laba ka mid ah Ciidamada Booliska qaybta ilaalada Hay”adaha,ayaa goor dhaweyd isku dilay Bosaso agagaarka xarumaha Save Children iyo DRC.

Mid ka mid ah,ayaa geeriyooday,iyadoo ciidamada amaanku gacanta kusoo dhigeen kii wax dilay.

Ciidamada SPU,ayaa ah kuwa si gaar ah usuga amniga Hay”adaha caalamiga ah ee ka hawlgala Puntland.