Video:-Madaxweyne Deni iyo Wakiilka Midowga Yurub oo kulmay

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay danjiraha Midawga Yurub ee Soomaaliy Mudane Nicolás Berlanga Martine

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaana qayb ka ahaa Masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka