Video:-Maxay ka tiri shirka maalgashiga Ee Garowe Prof.Hodan S.Ciise

Dr’s. Hodan Sicid Ciise marwada madaxweynihi hore ee Puntland ayaa sheegtay in loo baahan yahay khayraadka dabiiciga ah ee aan leenahay in laga faa’iidaysto si loo helo wax-soosaar la isku halayn karo,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka