Video:-Shaqaale laga soo cayriyay garoonka diyaaradaha Hargaysa oo ka shaqo bilaabay garoonka Garowe

Dowladda Puntland ayaa soo bandhigtay 7 kamid ahaa shaqaalihii garoonka diyaradaha magaalada Hargaysa oo ay dhowaan shaqada ka cayrisay Somaliland, waxaana laga shaqaalaysiiyey garoonka diyaaradaha Garoowe,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka