Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo lagu soo dhaweeyay Germany (Sawirro)

Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray dalka Germany, Waxaana soo dhoweyn u sameeyay Madaxweyne ku xigeenka iyo wafdigiisa Jaaliyadda Puntland ee ku nool dalkaasi Germany.