VIDEO: Puntland oo baad-goobeysa Doomo kalluumeysi oo la’la yahay

Wasiirka Kalluumaysiga iyo khayraadka Badda Dowladda Puntland Faarax Maxamuud Cawaash oo warbaahinta kula hadlay Boosaaso ayaa sheegay in wasaaraddu baadi goobayso Doon kalluumaysi oo Shan Berri ka hor lagu waayay xeebaha degmada Bareeda ee gobolka Gardafuu.