Kulan looga hadlayo Hormarinta Gobalka Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo+VIDEO

Kulan looga hadalayo Horumarada kasocda Gobolka Mudug, gaar ahaan tayaynta Waxbarashada iyo Dhismaha Jaamacadda Jariiban ayaa lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug.

Kulanka Waxaa kasoo Qayb Galay Maamulka Gobalka, Ganacsatada, Waxgaradka, Dhalinyarada, Haweenka iyo Guddiga dhismaha jaamacadda.