Video:C.C.Warsame’Dowladu dhaqaalihii ay ugu gurman lahayd Hiiraan waxay ku weerartay Ahlusunna

Waa nasiib daro in Dowlada Fadaraaku meeshay juhdi iyo dhaqaale waxay heli karto ay gelin lahayd Dadka geedaha korkooda saaran ee Hiiraan in ay ku abaabusho dagaal iyo Ciidan ay ku qabsato Galmudug,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka