Daawo Sawirro: Ka doodista Mooshinka Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo bilaabatay

Xarunta Barlamaanka Puntland waxa hada ka bilowdey kulan Xilka Looga qaadayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Dhoobo daareed 44 Xildhibaan ayaana saxeexay Mooshinka Xilka Looga Qaadayo Gudoomiyaha.