Guddiga shaqada iyo shaqaalaha Jubbaland oo fursado Shaqo soo Bandhigay+Akhriso

Guddiga shaqada iyo shaqaalaha Jubbaland ayaa maanta soo bandhigay boosas shaqo oo ka banana wasaarada caafimaadka Jubbaland isaga oo ugu yeedhay dadka buuxiyay shuruudaha u dagan shaqooyinkan in ay mudada la qoondeeyay gudeheed ku soo codsadaan shaqooyinkan.

Hoos ka Akhriso Waraaqda uu Guddigu kusoo Xayaysiiyay Boosaskan.