Video:-Matalaada Haweenka Ee Golayaasha siyaasada Puntland Oo la dhaliilay

Metelaadda siyaasadda ee gabdhaha oo gaartay meeshii ugu hoosaysay ilaa iyo asaaskii Puntland 1998.

Waxaa ka warramaysa Saynab Ugas Yaasiin oo ka mid ah gabdhihii ugu horreeyey ee Lagu asaasay Golaha Wakiilada Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawobmuuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=1423867721111741&id=787720458059807