Dekeda Garacad Oo ku dhow in Doonyuhu kusoo xirtaan

Dhismaha dekadda Garacad,ayaa meel wanaagsan maraya,

Badda,ayaa gudaha loo galay cabir gaaraya 115-M, qorshaha ayaa ah in la gaaro 1.55 KM, injineeraduna waxay leeyihiin “Marka la marayo 250-M, Doonyuhu si ku meel gaar ah ayay ugu soo xiran karaan”.

Dekeda Garacad,ayaa ah mashruucii ugu weynaa ee Somaliya laga maalgaliyo guud ahaan Somaliya burburkii kadib.