Video:-Taariikh Nololeedkii Rw C.Xaaji Xuseen

Taariikh nololeedkii Cabdirisaaq Xaaji Xuseen Allaah ha unaxariistee, Intii u dhaxaysay 1924 –2014 ayuu ahaa siyaasi iyo diplomacy Soomaaliyeed, wuxuu soo noqday Ra’iisurwasaarihii Soomaaliya 1964 ilaa 1967, Safiirkii Soomaaliya ee Qaramada Midoobay 1975 ilaa horraantii 1980 iyo xoghayihii guud ee ururkii gobanimo doonka Somali Youth League,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=2707518369328925&id=1347891271958315