Video:-Tababar loo furay Garsoorayaasha Maxkamadaha Puntland

Gudoomiye ku-xigeenka Maxkamadda Sare ee Puntland ahna ku-simaha gudoomiyaha Nuur Ciise Maxamed ayaa Garowe tababar uga furay 30 garsoore oo katirsan maxkamaddaha darajada koowaad iyo racfaanka ee gobolada Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=2707837339297028&id=1347891271958315