Hogaamiyaha ugu da”da yar caalamka Oo Finland loo doortay

Finland’s new prime minister is 34-year-old Sanna Marin she will become the youngest sitting leader in the world. As a teenager, she worked in a bakery and distributed magazines to earn pocket money, and worked as a cashier after graduating high school.

Ra”isalwasaaraha ugu da”da yar caalamka oo idil,ayaa Finland hogaamiye unoqotay.

34-jir nolosha caadiga ah ee dabaqada dhexe ku jirtay Sanna Marin,ayaa noqotay Ra”aisalwasaaraha Finland.

Sanna waxay kasoo shaqaysay Foorno, Wargeys qaybiye iyo sidoo kale khasnaji.

Jibril Qoobey.