TOOS UDAAWO QORSHAHA GUDIGA DOORASHADA PUNTLAND

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa hadda ka qeyb galay xafladda daah-furka Qorshe-hawleedka Guddiga Kumeel Gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland (TPEC).

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA