Video:-Reer Mudug Oo muujiyay Midnimo

Xaqiiqdii Cabdi caan waa in lagu xusaa taariikhda Gobolka.

In uu dhulkiisii danta guud ugu deeqay waa go”aan mudan in lagu qadariyo,waxaase kasii macno badan hadalka uu goobta ka yiri ee gubaabada ah.

Reer Mudug way dadaaleen markan waxayna muujiyeen isku duubni.

Rabi habarakeeyo Mudug xudunta Somaliya iyo Gonolka Puntland ay ku taagan tahay,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka