Qardho looga diyaar garoobaya soo dhaweynta Madaxweyne Deni

Madaxweynaha iyo waftigiisu waxay kusii jeedaan Qardho oo ay ka socoto qabanqaabada soo dhawayntiisa.

Kadib Qardho wuxuu usii gudbi doonaa Bosaso Madaxweyne Deni.

Jibril Qoobey.