Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa ka tacsiyeeyay geerida Suldaan Qaamuus Bin Saciid oo ahaa Suldaankii xukumay muddo ka badan 40 sano dalka Cumaan., Isagoona sidoo kale hambalyo u diray Haitham bin Tariq Al Saciid.
Boqorka Burhaan oo ka tacsiyeeyay geeridii Suldaankii Cumaan Qaamuus+VIDEO
