Wiil yar “Waxaa darbi-jiif inaan noqdo igu kalifay Nin Hooyaday qaba” (VIDEO)

Maxamed Khadar oo ahaan jiray wiil yar oo darbi-jiif ah, hadase helay daryeel iyo Waxbarasho, kana hadlayay maanta Shirweynaha 5-aad ee dib-u-eegista Waxbarashada Dowladda Puntland ayaa yiri “Waxaa darbi-jiif inaan noqdo igu kalifay Nin Hooyaday qaba, marna wuu igu shaqeysan jiray, markii dambena wuu i soo ceyriyay”