Afar Musharax oo ku dhawaaqay in aysan ka qeyb-galayn Doorashada Madaxweynaha Galmudug (Akhriso)

Qaar kamid ah musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa ay sheegeen inaysan ka qeyb galeen doorashada Madaxweynaha Galmudug ilaa iyo inta ay kala qeybsan yihiin Xubnaha Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka.

Musharixiintaan oo kala ah Cabdi Dheere, Kamaal Guutaale, C/raxmaan Odawaa iyo C/llaahi Faarax Wehliye ayaa qoraal ay soo saareen waxaa ay ku sheegeen in Guddiga doorashada Galmudug ay yihiin kuwo afduuban