Madaxweyne Xaaf oo magacaabis sameeyay (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa Taliyaha Amniga Gobolka Mudug u magacaabay G/le.Duraan Cabdi Xaashi, halka taliya ku-xigeenna loo magacaabay Dhamme.Mahad Axmed Warsame.