Musharax Odawaa: Dowladda Farmaajo waxay Galmudug ka wadaa boob (VIDEO)

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa), oo kamid ah musharixiinta Doorashada Jubbaland, ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay Dhuusa-mareeb kaga hadlay xaalada Galmudug, isagoona eedeeyn kulul u jeediyay Dowladda Federaalka.