VIDEO: Qalbi-dhagax oo ka hadlay xariga Cabdi Iley

Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi-dhigax), ayaa ka hadlay xariga uu Maamulka Dowladda Federaalka Itoobiya ee uu hoggaamiyo Ra’iisulwasaare Abiy Ahmed u geystay Madaxweynihii hore ee DDS Maxamed Maxamuud Cumar (Iley).